Jawaari oo ku biiray Shirka Musharaxiinta Madaxweyne uga socdo Muqdisho

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa ku biiray shirka Musharaxiinta xilka Madaxweynaha uga socda Muqdisho. Jawaari ayaa caawa gaaray hotelka Jasiira oo ah halka uu ka socdo shirkan oo looga hadlay maalintii afraad Arrimaha doorashooyinka, xaaladda siyaasadeed, marxalada kala guurka ah ee dalku xiligaan marayo iyo qodobo kale. Guddoomiyihii hore ee … Continue reading Jawaari oo ku biiray Shirka Musharaxiinta Madaxweyne uga socdo Muqdisho